Mid ka mid ah Madaxda dowlad Goboleedyada & ku-xigeenkiisa oo dacwad laga gudbiyey

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Xanaanaha xoolaha ee maamulka Hir-Shabeelle Dr. Xuseen Cismaan Cilmi ayaa sheegay inay dacwad u gudbiyeen Guddoomiyaha Maxkamada sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed, taasoo ku aadan madaxda Maamulka Hirshabelle. Sida uu sheegay Dr. Xuseen Cismaan Cilmi xubnaha dacwada gudbiyay ayaa gaaraya 11 xubnood oo ka tirsanaa wasiiradii hore ee maamulka Hirshabelle, … Continue reading Mid ka mid ah Madaxda dowlad Goboleedyada & ku-xigeenkiisa oo dacwad laga gudbiyey